Arbaca, 12 March, 2025 Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Mudane Fuaad Axmed Nuux ayaa shirkii maanta ee Golaha Wasiirada JSL oo uu shir-guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuri

Arbaca, 12 March, 2025
Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Mudane Fuaad Axmed Nuux ayaa shirkii maanta ee Golaha Wasiirada JSL oo uu shir-guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Somaliland
waxa uu warbixin ka siiyay qorshayaasha Wasaaradda ee lagu fududaynayo Diyaaradaha Caalamiga ah ee imanaya Somaliland, iyo shuruucda socdaalka ee la waafajinayo Rakaabka la socda diyaaradahaasi.
Dhammaan diyaaradaha caalamiga ah ee imanaya Madaaradda dalka waxa lala wadaagay shuruucda socdaalka JSL ee looga baahan yahay Rakaabka Ajnabiga ah,
taasi oo qayb ka ah qorshaha kobcinta dhaqaalaha ee Xukuumadda cusub.