Dhagax-dhigga baanka cusub ee madaarka Cigaal/ Hargeysa Somaliland.

Maareeyaha guud ee hay'adda duulista iyo madaarada Somaliland iyo gudoomiyaha baanka jamhuuriyadda Somaliland ayaa dhagax-dhigay dhisme cusub oo uu baanku ku yeelan doono xayndaabka madaarka cigaal ee magaalada Hargeysa.