Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Mudane Fuaad Axmed Nuux ayaa warbixin ka jeediyay fadhigii 34aad ee Golaha Wasiiradda JSL

Wasiirka Wasaaradda Duulista Hawada iyo Horumarinta Madaaradda Mudane Fuaad Axmed Nuux ayaa warbixin ka jeediyay fadhigii 34aad ee Golaha Wasiiradda JSL,
oo qabsoomay maanta September 10th, 2025, kaas oo uu Guddoominayay Madaxwaynaha Jamhuuriyadda Mudane Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahi.